Doorashada Guddoonka Guddiga Xuquuqul-aadanaha Soomaaliyeed ayaa ka socota Muqdisho, iyada oo guddoomiyaha ay u taagan yihiin Suxufi hore, Farxaan Jimcaale, Wasiir hore Maryam Qaasim & Cumar Calasow oo la soo shaqeeyey Amisom.
Dhismaha Guddiga Xuquuqul-aadanaha oo ka kooban 9 xubnood ayaa imanaya xilli Soomaaliya ay kala soo wareegtey Qaramada Midoobey maamulka xuquuqul-aadanaha dalka.
Yaa guuleysan doona?

