XOG: Diyaaradihii Saakay Hurdada ka toosiyay reer Muqdisho ayaa la ii xaqiijiyay in ay ahaayeen Diyaaradaha dagaalka F-16 oo dhowaan Turkigu keenay Muqdisho.
Diyaaradaha ayaa la sheegay in ay sameeyeen saakay Duulimaadkoodii ugu horreeyay, iyagoo Hawada Caasimada Muddo kooban gaaf-wareegay.
Saraakiil ka Tirsan Turkisom ayaa ila wadaagay in aysan jirin qorshe gaar ah oo ay fuliyeen diyaaradaha saakay laakiin kaliya duulimaadkooda lagu tijaabinaayay Hawada Caasimada.
Wixii ka soo kordha halkaan kala soco i,a.

