Diyaarada sida madaxweynaha Jubaland iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka magaalada Kismaayo, iyadoo laga sugayo magaalada Muqdisho.
Xildhibaano 100 kudhow ayaa garoonka Aden Cadde u jooga soo dhaweynta madaxweynaha.
40 Daqiiqo kadib marka ay soo dagto diyaarada Admed Madoobe wada waxaa iyana la sugayaa madaxweynaha Puntland Siciid Deni.

