Gudoomiyihii Xisbiga Daldhis Abdirahman Adow ayaa lagu xiray magalada Muqdisho lamana oga sababta xariga
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lasheegay in ay xabsiga u taxaabtay Gudoomiye Abdirahman Hussein Adow.
wixii faah faahin ah kala soco radio Halgan 📻