Darawal Gaari oo markale lagu Dilay Gobolka Hiiraan
Degaanka Bacda ee gobolka Hiiraan waxaa Haddeer lagu Dilay Waliba Dil Bareer ah Dawaral Gaari Nuuca Candha Meeydka
Falkan ayaa ka dhacay agagaarka degmada Beer Gadiid, waxaana lagu dilay mid ka mid ahaa darawallada gaadiidka ee isaga kala goosh-sha gobolada Waqooyi iyo koofurta
Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Faarah qalalaaye Waxana uunna sanaddo fog ka shaqeynayey isaga oo darawal ahaa waddada xiriirisa Muqdisho iyo Hargeeysa.
Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku badan dilalka iyo isbaarooyinka, ayada oo dhowaan degaanka Sullaay lagu dilay nin karish-booy ah (second) Dawral oo kusii jeeday goboladda Dhexe ee Dalka