Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha Shacabka kadib markii loo diidday in ay xarunta kasoo tebiyaan shirkii maanta ee golaha.
Buuq ayaa weli ka dhex taaggan xildhibaannada mucaaradka iyo ciidan booliis ah oo xarunta la geeyay.

