DEG DEG: Musharax Madaxweyne Maxamed Xuseen Rooble ahna Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo uu ku yaalo The Airport Hoteel oo ay degan yihiin Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland.
RW Rooble oo rabay in uu ka galo dhinaca Marina Gate ayaa lagu amray kala wareego

