Maamulka Puntland ayaa saaka dil toogasho ah kufuliyeen Hodan Maxamuud Diiriye oo horay u dishay gabar yar oo lagu magacaabi jiray Saabiriin, taas oo u shaqayn jirtay.
Dilka Saabiriin oo maxkamadda ay qaaday ayaa caddeymo la keenay iyo dilka oo lagu helay Hodan, ugu dambeyn laga qisaasay Marxuumad Saabiriin dhiiggeeda.

