DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan & qaraxyo laga maqlay Tehran.
Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay weerar ka hortag ah oo ay ka qaadayso Iiraan waxaana qaraxyo culus laga maqlay magaalada Tehran ee caasimadda dalkaas.
Bayaan soo baxay Wasiirka Difaaca IsrL Katz ayaa lagu sheegay in lagu dhawaaqay xaalad degdeg iyo oo gaar ah guud ahaan maamulkiisa.
Warbaahinta Iran ayaa sheegay in qarax dhacay, balse ma uusan bixin warar dheeraad ah oo qaraxa la xiriira.

