Diyaarada sidda ilaalada Gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland axmed Madoobe ayaa goor dhaw kasoo duushay Magaalada kismaayo iyadoo saacad kadib kadegi doonta muqdisho.
Ilaalada Madaxweynaha Jubbaland ayaa hadda ka Duulay Garoonka Sayyid Maxamed Cabdile Xasan ee Magaalada Kismaayo waxayna Haddii alle idmo Daqiiqado kadib ka degi doonaan Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

