DEG DEG: Dagaal xoogan ayaa hadda kasocda duleedka magaalada Jamaame, ciidanka Jubbaland ayaa weeraray fariisin ay AS halkaasi kulahaayeen, khasaare ayaa jira labada dhinacba.
Dagaalka waxaa qaaday guutada gaashaan oo kamid ah taliska nabadsugida Jubbaland.
Wararka sookordha kalasoco Salbaar Media

