Ciidan ku dhow 100 askari ayaa gudaha u galay halka loogu talogalay inuu ka dhaco shirka ay Labada Aqal ee BFS ku meelmarinayaan qeybo ka mid ah dastuurka dalka, oo aan heshiis lagu ahayn. Xildhibaanno aan la hadlay ayaa ii xaqiijiyey inay ka hortegi doonaan damaca Aadan Madoobe iyo Xasan Sheikh.
Saaka, xaaladdu waa adag tahay, waxayna u muuqataa in gacmaha la isula tegi doono, oo mar saddexaad shirku baaqan doono.
Ali Adan Mumin

