Wasiirka howlaha guud iyo Guryayta Soomaaliya Xil. Ayuub Ismaaciil ayaa maanta dalka Turkiga Caafimaad ugu qaaday dad shacab ah oo ciidanka Somaliland ku dhaawaceen Boorame ka dib rabshadii ka dhacay magaaladaas.
Dadkaan oo xaaladooda caafimaad wax looga qaban waayay Somaliland ayaa loo soo gudbiyay Muqdisho ka dibna wasiirka ayaa la wareegay oo u diray Dalka Turkey.

