Close Menu
    What's Hot

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Madaxdii Jigjiga booqatay oo isugu tagtay Shabeelley.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: Xasan Sheekh oo hal shuruud ku xiray inay wadahadlaan Soomaaliya iyo Itoobiya

    Daawo: Xasan Sheekh oo hal shuruud ku xiray inay wadahadlaan Soomaaliya iyo Itoobiya

    By Liban QoonoFebruary 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale caawa si adag uga hadlay xadgudubka Itoobiya ay ku dooneyso badda Soomaaliya, isagoo sheegay wax wadahal aysan Soomaaliya la geli doonin ilaa ay Itoobiya ka laabato heshiis beenaadkii uu Muuse Biixi u saxiixay.

    β€œItoobiya waxaan leenahay damaca kaaga jira inaad dhulkeena dhacdo ka imow, markaas ayaan wadahadli karnaa, laakiin madaxa ayaan qori kaaga qabanaa ee markaas kadib ila hadal, suurtagal ma noqoneyso, mana yeeleyso Soomaaliya,” ayuu yiri.

    Madaxweynaha oo sii hadlayey ayaa yiri, β€œFaraqa ayaan ku heysanaa iyo faraqa ii daa intaan ku jirno heshiis kama dhalanayo dhexdeena, dadka shacabka ah ee Itoobiya waxaba uma qabno, wax kasta waxa ku dheelaya waa nidaamka dowliga ah, dhaqan dowladnimo iyo dhaqan derisnimo kama jiro Itoobiya, u soo noqda dhaqamada wanaagsan ee adduunka.”

    Xasan Sheekh ayaa sheegay in 17 dal oo Afrikaan ah aysan bad laheyn, sidoo kalena aysan deriskooda kula dagaalamin inay bad helaan, iyagoo si nabad ah badeecadahooda ugala soo dega dalalka badda leh, sida uu sheegay Madaxweynuhu.

    β€œXalka kaliya ee Itoobiya aan ku wadajoogi karno waa inaan deris wanaag ku wada dhaqano, hadii ay xalka nacaan, anaguna xal ma rabno, maxaa naga ba’san?” Ayuu si caro leh u yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Wuxuu sheegay in Itoobiya ay ka mid noqon karto wadamada aan badda laheyn ee hadana heli kara dhaqdhaaq dhanka badda ah, balse aysan ayadu go’aan ka gaari karin sida ay bad ku heli karaan.

    β€œWar dalkaan Soomaaliya awal ayuu tabasho qabay oo dhul badan xaq darro looga goostay, maanta in Itoobiya xagga ka soo wareegto oo dhul kale naga dhacdo suurtagal ma noqa doonto,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

    Madaxweynaha ayaa caawa hadalkaan ka jeediyey munaasabad Koobka tartankii ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Benaadir lagu guddoonsiiyay xulka Kubadda cagta Dowlad-goboleedka Galmudug oo ku  guuleystay Tartankaas ayaa billado guddoonsiiyay Maamullada, Macallimiinta iyo Xiddigaha xulalka Galmudug oo kaalinta koowaad galay iyo Hir-shabeelle oo kaalinta labaad  ku guuleystay.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.