Radion Halgan

Galmudug oo bilowday deegaameynta dadka soo barakacay

0
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay wehliyaan masuuliyeen ka tirsan Galmudug ayaaa maanta dhagax dhigay dhismaha boqolka guri ee deegaameynta loogu sameynaayo dadka barakacyaasha ah ee Magaalada Gaalkacyo. Dhagax...

Ergeyga gaarka ah ee madaxweyne Xasan oo soo saaray baaq deg deg ah

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta booqday Isbitaalka Banaadir oo ay ku jiraan dadka kusoo barakacay magaalada Muqdisho, ayaa baaq deg...

Madaxii Amniga Gedo ee Farmaajo oo xog ka bixiyey xaalad ka taagan gobolka

0
Cali Xaashi Cumar oo ahaa madaxii amniga gobolka Gedo, xilligii Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qeylo dhaan ku socota dowladda federaalka, isagoo ka deyriyey xaaladda ka jirta gobolkaas. Wuxuu sheegay in...

Dagaal Khasaaro Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

0
Warar dheeraad ah ayaa lag helayaa dagaal khasaaro badan dhaliyay oo Gobolka Hiiran ku dhex-maray Ciidanka la magac baxay macawisleyda ee ka dagaalama Gobolkaasi iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. Dagaalka oo ahaa mid aad...

Sacuudi Carabiya waa xulafada ugu muhiimsan ee uu Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe

0
Joe Biden ayaa markii ugu horreysay booqasho ku tagaya Sacuudi Carabiya iyo Israa'iil tan iyo markii uu noqday madaxweynaha dalka Mareykanka. Booqashadiisa ayaa lagu tilmaamay inay tahay tallaabo weyn oo lagu...

Culimada Somaliland ayaa bayaan ka sooo saaray khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan Somaliland.

0
Culimada Somaliland ayaa bayaan ka sooo saaray khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan Somaliland. Akhri Annaga oo ah Culimada magacyadoodu hoos ku xusan yihiin, waxa aannu soo jeedinaynnaa maanta oo ay tahay bisha May...

Amniga Gobolka Hiiraan uuna shir Gudoomiyey G Cali Jeyte hotel Masaafur Magaalada Muqdisho Waxeyne...

0
https://twitter.com/rhalgan/status/1530602014912266241?t=eKS9dNAdBbTKGA0ztdB0SQ&s=19

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfr Afrika

0
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Maanta gudaha dalkaas waxaa ay ku dishay muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsi ahaan u tegay dalkaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday. Muwaadinka...

Nin 12 sano ka tirsanaa AL-SHABAAB oo lagu soo bandhigay Garbahaarey

0
Ciidamada dowladda ee ka howlgala gobolka Gedo, gaar ahaan kuwa Nabad Sugida ayaa magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi ku soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab kaasoo isku soo dhiibay ciidamada Xooga...

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Wasiir Ku-Xigeen Cusub Magacaabay

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/WM/222-892/062022 ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Ujeeddo: Magacaabid. Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan...

Waraka Xasaasiga ah