Nour dheere oo ah Gudomiyaha Degmada Jalalaqsi ayaa aad ugga cabanaaya madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaawe Hussein
Sidda ay isoo gudbiyeen shaqsiyaad ka mid ah maamul-ka Degmada Jalalaqsi laguna kalsoonan karro xogtodda ayaa ah in Ali Guudlaawe ku booday Nuur Dheere unna diiday lacag tirra beel ah.
Lacagta uu Nuur dheere soo qortay ayaa ku magacaaban qarash ku baxay soo dhaweyntii Ali Guudlaawe ee imaatin-ka Degmada Jalalaqsi.
Waqti xaadirkaan haween aad u badan oo ganacsato ah ayaa ku dhegan Nuur dheere haweenkaas oo sheeganaaya lacag Dukamankoda laga deynsaday
reer Jalalaqsi Sacab iyo Niiko ayeey ku soo dhaweyen Ali Guudlaawe lacagtiinna wuu kala tagay, hadii aad maqli jirtay Jab iyi Naasa Beel waa tanno kalle .
radiohalgan.com kallo soco wararka Somalia