Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: Liban Qoono
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday kiiska dacwad ay eedeysanayaal ka yihiin Masβuuliyiin caan ah oo ka tirsanaa Hayβadaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya iyo Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya. Xeer ilaalinta Qaranka ayaa masβuuliyiintan kusoo eedeysan denbiyo ay ka mid yihiin; Lunsasho hanti Dadweyne, Musuqmaasuq iyo Lacag dhaqid, waxaana Maxkamadda horteeda eedaha loo heysto madaxdaasi ka akhriyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Saalax Dabbaan. Masβuuliyiintan oo gaaraya 12 qof ayaa iyagoo maqan dacwadooda ka bilaabtay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka mida: 1- Agaasimihii hore ee Hayβadda socdaalka iyo JInsiyadaha Maxamed Aadan Koofi 2- Agaasimihii hore ee Hayβadda socdaalka iyo JInsiyadaha C/qaadir Cilmi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu iska hor yimaad culus dhex maray ciidamada Booliska iyo ilaalada xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan Booliska degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ay howlgal ku qaadeen Guri ku dhegan Hoyga uu degaankaasi ka degan yahay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole), kadibna ay isku dhaceen ciidamada iyo ilaalada Xildhibaanka. Xogta laga helayo iska hor imaadka ayaa sheegaya Ciidamda Booliska uu howlgalkooda ku wajahnaa kooxo ka ganacsatada Maandooriyaha, waxaana Guriga Booliska weerarreen lagu qabtay Daroogo kala duwan. Isku dhaca ilaada xildhibananada iyo ciidamada ayaa waxaa ka…
Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir Gudonka waxaan leyahay doodeena in ay fadhi ku dirir noqoto ma rabno “Madasha Wadatashiga iyo kuwa la leeyahay waa Saamileyda Siyaasadeed ma matalaan Dadkeyga
Xil Daahir Jeesoow “Waxaa Cajiib ah Niman la baxay Saamileyda Siyaasadda waa Madaxweynayaal hore…
Xildhiaan bistoolad la galay gudaha barlamanaka oo walaac laga muujiyey
“Dowladda weli kama hadlin Weerarkii shalay ee Suuqa Bakaaraha
Xil Dhabancadβ Balaayada daaman laqabto ayey leedahay dabo laqabto male Xildhibaan Jeego
Madaxda Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa xaflad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa ay ku abaalmariyeen Ciyaartoyda, Macalinka, kaaliyeyaashii la shaqeeyay & dhammaan xubnihii qaybta ka ahaa xulka metalayay Dowlad-Goboleedkaas ee ku guulaystay koobka Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2023 ee Muqdisho ka dhacay. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo dhinacyadiisa ay taagan yihiin ku xigeenkiisa & Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayuu ku wareejiyay jeegga lacagta abaalmarinta xulka metalay Dowlad-Goboleedkaas ee gacanta ku dhigay koobkii ay tartanka adag u galeen. Axmed Qoor-Qoor ayaa ciyaartoyda, Macallinka iyo dhammaan dadkii ku lugta lahaa in Ciyaartoyda Metalaysa Dowlad-Goboleedka Galmudug waxa uu ku bogaadiyay kaalintii firfircooneed…
Lacag gaareysa 20 Malyan oo dollar ayaa lagu eedeeyey inuu lunsaday Muxiyadiin Xasan Jurus
Ciidamada Difaaca dalka Itoobiya ayaa qoraal ay soo dhigeen boggeeda Facebook waxay ku sheegeen in ay qabteen 30 fuusto oo shidaal ah oo laga keenay Soomaaliya. Waxay sheegeen in ay ku qabteen shidaalkaan aagga gobolka Afdheer ee Dawlad Deegaanka Soomaalida, waxayna sheegeen in shidaalka laga keenay dhinaca Jubbaland, Soomaaliya. Sida ay sheegeen ciidanku gaari siday shidaalka ayaa 49 kiilo mitir u jiray halka uu doonayay in uu geeyo shidaalka, βBalse waxaa gacanta ku dhigay ciidamo hawlgal ku jirayβ. Taliye xigeenka ciidanka hawlgalkaan ku jiray ayaa sheegay βin shidaalkaan uu sabab u noqon karo sicir bararka ka jira gudaha Itoobiyaβ. Isha:…
