What's Hot
Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: liban qoono
Ku dhawaad 10 sano ayeey ka dagaalameysay jiida hore ee Dagaalka, waxa ay baahin jirtay Dagaal toos ah oo filfaha loo laabaayo Qawariijta. Dalacsiin ayeey sugeysay balse waxaa lagu yiri Adeerkaa haku dalacsiiyo badalkeedanne waxaa la dalacsiiyay 1000 oo ay ka mudneyd 100% Dadka la dalacsiiyay waxaa ka mid ah kuwa South Africa dukaaman ku lahaa oo waligood garab saar lagu oron lacag dhiibtay iyo inna adeeroow Tani waa aduun dhamaadkiis iyo Qabyaaladii oo gashay Dalacsiinta Ciidanka from zero to general.
berito waxaa Beledweyne ku wajahan 2 diyaaradood oo sidda shaqsiyaad sameyn weyn ku leh bulshadda Soomaaliyeed 1: Hawa Degan 2: Abdiwali Omar 3: Sadia Neyrus 4: Magafto 5: Dalnuurshe 6: Queen Ritash Waxaa wehliyo shaqsiyadkaas caanka ah Wasiiro iyo Xildhibaao ka kooban Somali weyn balse . Maamulka Hirshabelle ayaa wacad ku maray shaqsiyadkaas hadii Beledweyne imadaan in la beegsan doono si toos ah iyo si dadban Hirshabelle oo ugu dambeyn isku badashay Qawaariij oo waxa ay la soo baxeen dhaqankii Qawaariijta durbo hanjabaad ayeey bilabeen 2 Xidigle Mouse salaad ayaa masuul ka noqon doono hadii ay wax ku dhacaan wafuudaas…
Waxaa dibadda u soo baxay warkii ahaa madaxweyne Hassan ayaa Tabaranaaya ciidan qaas u ah Madaxweyne Hassan ayaa tababar ugu soo xiray ciidan tirra beel ah xeradda Kumandoska Danab ee Hassan Tuure. waxaa la rumeysan yahay ciidankaan si gaar ah ineey amarka uga qaadan doonaan madaxweyne Hasan sidoo kale ay fulin doonaan howl galo u gaar ah MD Hassan. shallay siddaan oo kalle Ex Madaxweyne Farmaajo ayaa lagga diiday ciidan Eritrea tabar u aaday balse maanta madaxweyne Hassan ayaa si awood ah u waaday wadadii Farmajo. la soco wararka Radiohalgan.com
Radiohalgan Nairobi kenya Hogaamiyaha Xisbiga Ucid Feysal Ali warabe ayaa ka dhawaajiyay hadal raabay sameyn aad u taban taabtayna Qalbiyada Shacabka reer Somaliland . Eng feysal Ali waraabe ayaa yiri ”Lacagta aan ku bixin laheyn Ololle Doorasho waxaan siinayaa Shacabka tabaleysan ee u bahan caawinta ” sidoo kalle Eng Feysal Ali warabe waxa uu yiri “Caruuraha ugu badan ee la tuura waxay Calool galaan maalmaha uu socdo Kaanbaynka Doorashaddu” La soco wararka Radiohalgan.com
Parliamentka Dalka Kenya ayaa xilka ka tuuray madaxweyne ku xigeynkii Dalka Kenya H.E Rigathi Gachagua. Si gacan taag ah Ayaa loo qabtay codeynta xil ka qaadista waxaana gacanta taagay oo ongol yiri 281 waxaana diiday 44 mundane 1 mundane ayaana ka aamusay waxaa macquul ah xilkaan in loo magacaabo shaqsi Soomaali Kenyan ah. ku xirnaaw Radiohgan.com si aad u hesho xogo dhab ah
• Magalada Baladweyne oo ah Magaalo qadiimi ah ayaa maanta Wajaheysa xaalad amini daro oo aad u Bahasan iyo fikrado siyasaded oo isdiidan salkana ku haaya qaab dhismeedkii hore ee Maamulk Hirshabeele oo cabasho ka mujinayaan bulsho weynta reer Hiiraan . • Magalada baladweyne waa Magaalo ku taal bar istiratiji ah dirisna la’ ah xaduud benaadka Dowladda itoobiya oo Ah cadawga umadda soomaaliyeed, Diidanna jiritaanka umadda soomaaliyeed oo mid ah, Dadaal adagna ugu jirta Sidii loo dhaawici lahaa midnimada umadda Soomaaliyeed . • Ayada oo laga duulayo ilaalinta Amniga Qaran-ka Somalia Baladweyne wax ay u bahan tahay xasilooni siyaasadeed iyo…
Nour dheere oo ah Gudomiyaha Degmada Jalalaqsi ayaa aad ugga cabanaaya madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaawe Hussein Sidda ay isoo gudbiyeen shaqsiyaad ka mid ah maamul-ka Degmada Jalalaqsi laguna kalsoonan karro xogtodda ayaa ah in Ali Guudlaawe ku booday Nuur Dheere unna diiday lacag tirra beel ah. Lacagta uu Nuur dheere soo qortay ayaa ku magacaaban qarash ku baxay soo dhaweyntii Ali Guudlaawe ee imaatin-ka Degmada Jalalaqsi. Waqti xaadirkaan haween aad u badan oo ganacsato ah ayaa ku dhegan Nuur dheere haweenkaas oo sheeganaaya lacag Dukamankoda laga deynsaday reer Jalalaqsi Sacab iyo Niiko ayeey ku soo dhaweyen Ali Guudlaawe lacagtiinna wuu…
Wasaarda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Hirshabelle ayaa Tababar u qabtay Odayaasha dhaqanka iyo culumaa-udiinka Degmadda Warsheikh ee Gobalka Shabellada Dhaxe. Waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka socday Dowladda Hirshabelle ,Haweenka Degmada Warshiikh, odayaasha dhaqanka, culumaa u diinka iyo qaar kamid ah Golaha Deegaanka degmada Warshiikh. Tababarkaan oo socday 5-7dii May 2024 ayaa loga hadlay sidii haweenka siyaasada loga qeyb galin lahaa sido kale ay uga qeyb qaadan lahaayeen Dib u heshiisiinta. Tababarkaan ayaa inta u socday la isku dhaafsaday Doodo badan iyo aragtiyo Kala duwan oo muhiim ahaay islamarkaana sigaara u taabanayay sidii haweenka siyaasada loga qeyb galin lahaa sido kale…