Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Al Shabaab oo shaacisay cida ay ahaayeen dadkii ay ku dileen Weerarkii Liido

    Al Shabaab oo shaacisay cida ay ahaayeen dadkii ay ku dileen Weerarkii Liido

    Liban QoonoBy Liban QoonoAugust 3, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    A view shows the deserted scene of an explosion that occurred while revellers were swimming at the Lido beach in Mogadishu, Somalia August 3, 2024. REUTERS/Feisal Omar
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    b ayaa si rasmi ah u sheegatay masuuliyadda weerarkii ismiidaaminta iyo midkii tooska ahaa ee xalay lagu qaaday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi ayaana lagu laayay dad badan oo shacab ahaa oo xeebta u tagay nasiino iyo dalxiis.

    War kasoo baxay Al Shabaab ayey ku sheegeen in xalay weerar qarax ku bilowday ayna xigeen mid toos ah ku qaadeen maqaayada Beach View ee kutaalla xeebta Liido, waxa ayna sheegeen in goobtaasi joogeen siyaasiyiin, saraakiil ciidan, shaqaalaha dowladda, nabad sugid iyo askar katirsan ciidanka dowladda.

    Al Sahbaab waxa ay sheegeen in weerarka ay ku qaadeen xeebta Liido ay ku dileen 54-qof sidoo kale ku dhaawaceen 87 qof oo kale, waxa ayna dadkaasi ay laayren ku sheegeen siyaasiyiin, saraakiil iyo ciidamo katirsan dowladda gaar ahaan kuwa dharcadka ah.

    Warka kasoo baxay Al Shabaab ayey ku sheegeen in weerarka xalay dadka shacab ah lagu laayay ee ka dhacay xeebta Liido uu aargoosi u ahaa dadka ay dhibaateeyaan ciidanka dowladda, waxa ayna sheegeen in mar kastab oo muslimiinta la dhibaateeyo ay u aargudi doonaan.

     

    ee Al Shabaab ayaana bogaadisay dadkii fuliyay weerarkii xalay ka dhacay ay ku tilmaameen halyeeyo shahiiday oo dhibaateeyay dad ay ku tilmaameen murtadiin, waxa ayna sheegeen in Al Shabaab u dagaalamayaan dhowritaanka iyo badqabka umadda muslimka ah.

     

    Weerarkan Al Shabaab masuuliyadiisa sheegteen ayaa dadkii xalay lagu dilay dowladda shaacisay in ay gaarayaan 32 qof, waxa ayna dadkan ahaayeen dad shacab ah oon dowladda shaqo ku laheyn una tagay xeebta Liido dalxiis iyo nasiino.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.