Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed ayaa la filayaa in oo soo garo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed ayaa Malamo ka hor tagay Magaalada Muqdisho kadib Qilaaf soo kala dhaxgay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo kashayanayo Mucaaradka Hir-Shabeelle.

Hase ahaate qilaafkii wax xal ah lagma garin silama filaan ah ayoow Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle ugu soo ambabaxay xog hoose oo Radio Halgan heshay ayaa tibaxaya in markow yimaado Magaalada Beledweyne ayaa la filayaa inow shir jaraa’id ku qabtay oow Eedeymo Culus dusha kaga tuuro Gudoomiye Cali Jeyte.

Ilo-wareedyo ayaa shagaya in Madaxweyne Ku-xigeenka Magaalada Muqdisho ka soo Baxday iskasto ahaate Daba-geed iyo Cali Jeyte ayaa qilaafkoda Villa Somalia garay oo Gudoomiye Cali Jeyte ayaa dacwad ka gudbiyay Daba-geed.

Ugu dambeyntii Cali Jeyte hadda waxa hadda geed fadhi u ah Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Abdirizak Mohamed iyo Tiimkiisa oo Mucaaradka ku ah Hir-shabelle.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan