Muqdisho(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Magaalada Muqdisho ayaa tibaxaya in Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed baqday Safarkii shalay ee Magaalada Jowhar.
Xog hoose eey Heshay Radio Halgan Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed ayaa la filayaa in shalay soo garo Magaalada Jowhar Balse Saraakiisha NISA ayaa Telephone ku celiyay
Hase ahaate waxa soo wacay Sarakiil ka tirsan NISA oo ku yiri kama bixi kartid Magaalada Muqdisho.
Sida Radio Halgan u xaqiijiyeen dad ku dhow dhow Madaxweyne Ku-xigeenka Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed shalay ayoow ku wajahan Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowladd Hir-Shabeelle hase yeeshee safarkaas waa maqaday.
Balse kal hore ayay aheyd markii Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ku dacwyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku yiri shaqada Gobolka Hiiraan waxaan ka wadi wayay Madaxweyne Ku-xigeenka Yuusuf Dabageed oo Dagaalkii aan kula jiray waxa xagal daciyay waa Dabageed sida kal hor wada ogeedeen.
Xogta Dahsoon oo eey heshay Radio Halgan ayaa tibaxaya Taliyaha Ciidanka NISA Mahad Salaad in oo ogleen Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed in ka baxo Garoonka Magaalada Muqdisho.
Hase yeeshee waxa soconaya wadahadal iy
sidii Madaxweyne Ku-xigeenka loga qadi lahay xayirada.
Hadii laga qado Malamaha soscoda waxa laga yabaa in Uu Hir-shabelle dib uso labto.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan