Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    XOG CUSUB: Madaxweyne Xassan Shekh Mohamud oo amray in lasoo raro Ciidanka jooga G. Gedo, & halka la geynayo
    Gudaha

    XOG CUSUB: Madaxweyne Xassan Shekh Mohamud oo amray in lasoo raro Ciidanka jooga G. Gedo, & halka la geynayo

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 1, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sida ay u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay radiohalgan.com Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in lasoo raro Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan gobalka Gedo.

    Ciidamada oo katirsan Guutada Gorgor ayaa la qorsheeyay in todobaadkan laga soo daabulo deegaannada ay kaga sugan yihiin gobalka Gedo.

    Xassan Sheekh ayaa soo qaadista ciidamada iyo dajintooda u xil saaray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida DFS Mahad Salaad. Xogaha ayaa intaa ku daraya in ciidamada la geyn doono deegaanka Galcad oo ay dhawaan la wareegeen ciidamada dawladda Faderaalka Soomaaliya.

    radiohalgan.com ayaa heshay xog dheeraad ah oo sheegaysa in soo saarida ciidamada oo si gaar ah u jooga deegaanada xaduudaha xiga si ay amniga u sugaan, laga leeyahay dano siyaasadeed oo la xariira maamulka gobalkaas.

    “Degmada Baladxaawo AMISOM ma joogto, waxaa amaankeeda masuul ka’ah Ururka Gorgor, hadii laga soo qaadana waxay keeni kartaa khataro culus” ayuu yiri sarkaal sare oo katirsan laamaha Amniga ee gobalka Gedo.

    Deegaankan, ayaa ah mid ay ku kulmaan 3 xaduud oo kala ah Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya, waxaana dhammaan goobahan jooga ciidanka xoogga dalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMadaxweyne Ruto oo soo gaaray Muqdisho iyo Soo dhaweyn heer sare oo loo sameeyay (Sawirro)
    Next Article Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo la kulmay Guddi ku howlan Dhismaha Dekadda

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Oday Muuse Suudi oo dalbaday in Mahad Salaad horyimaado baarlamaanka Waa maxay Sababta?

    February 18, 2023

    Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa kulankii maanta waxa…

    Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Cabdisaciid oo ka hadlay amniga Qaranka iyo siyaasadda Dibadda ee dalka

    February 8, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.