Xildhibano katirsan Galmudug oo saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweyne Axmed Qoorqoor
Wararka sheegaya in 65 xildhiban ay saxiixen mooshinka la doonayo in xilka looga tuuro Axmed Qoorqoor
Maalmaha soo socda ayaa la filayaa inuu soo shaac baxo mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Qoorqoor