Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka kana soo jeeda Gobollada Sanaag iyo Haylaan ee degaannada Puntland  oo war ka soo saaray xaaladda Laascaanood ayaa ugu baaqey in dowladda Soomaaliya in ay caddayso mowqifkeeda ayna garab istaagto calanka buluugga ah.

Xildhibaannada oo gaaraya ilaa lix mudsne ayaa soo dhoweeyey aaya-ka-tashiga deegaannada SSC, iyaga oo ugu baaqey dadka deegaannada Sanaag iyo Haylaan in ay garab istaagaan dadka kunool Gobolk Sool.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeed ay soo saareen