Xildhibaanada Beelaha Xawaadle oo GarabIstaag weyn u muujiyay wasiir ?

319

Xildhibaanada Beesha Xawaadle oo GarabIstaag weyn u muujiyay wasiir Abdirizak Omar Mohamed.

Kulan Xalay magalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Beesha Xawaadle iyo Wasiirka badroolka Iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirizak Omer ayaa wax badan looga hadlay.

Ujeedada kulanka ayaa eheyd sidii loo garab istaagi lahaa wasiirka loola shaqeyn lahaa waxaa ayna sheegen Xildhibaanada in ay ku taageerayaan masuuliyada culus ee loo xushay kulana shaqeyn doonan.

Sido kale Xildhibaanada ayaa isku raacay in xaquuqda ka maqan beesha lagu wada raadiyo si wada jir ah oo lasoo dhiciyo wixii ay beeshu xaq u laheyd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here