Xildhibaan Sanbaloolshe oo hartaallo afar qodob oo aad muhiim u ah.

461

Xildhibaan Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe ayaa hadda ku fadhiyo Kursiga tirsigiisu yahay Hope058 oo dadka ku abtirsado kursigaas baahiyo waaweyn u qabaan wax qabad muuqdo madaamma siddeeddii sanno ee lasoo dhaafay wax qabad lasheegi karro laggu qaban kursigaas in wax laqaribo moyee aan waxba laggu soo kordhin waanna rajadda u hartay beesha kursigaas ku abtirsato bal aan soo kalla horeysiino afartaas qodob ee aan kor ku soo xusnay looggana fadhiyo Xildhibaan Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe .

1: Shaqaaleysiinta dhalinyaradda wax baratay unna baahan in ladareensiiyo innuu jirro Xildhibaan Qaran oo metello innuu jirro.

2: in uu wax ka qabto baahiyaha caafimaad ee ka jirto Degaanadda kursiga uu ku soo guleystay tirsigiisuna yahay Hope058.

3: Deeqaha Waxbarashada Hirshabeelle iyo Dowladda dhexe Amma mid maalgelin ah oo jeebkiisa madaama baahiyo wax barasho oo xooggan ka taagantahay Degaanadda lagga leeyahay kursiga Hope058.

4: biyo la’aanta kumannaanka qof mar waliba ugga guuraan degaankii aay ku nolaayeen mar waliba oo abaaru timaad waa muhiim illaa 4 ceel biyood uunna ka hirgiliyo afar Degaan uggu yaraan madaama biyihu muhiim yihiin.

Xogtaan waxaan ka soo aruurinay Dad aad u baddan oo ku han-weyn innuu waxqabad muuqdo layimaado Xildhibaan Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here