Xildhibaan horre Qoono iyo Siyaasi Ollow oo isku garbinnaa Siddii uggu fadhiisan lahaayeen Boos-ka madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Yousuf Dabgeed.

430

Radiohalgan Wararka aan ka heleeyno Magaalada Mogadishu ayaa tibaxaya in Xildhibaan hore Mohamed Ibrahim Hassan Qoono iyo Siyaasi Abdullahi Ollow oo labadda Kursi Xildhibaan u raadsaday Maamulka Hirshabelle Degaan Doorashadunna Aheyd magaaladda Beletweyne xarunta Gobolka Hiirraan balse aay ku guul daresteen inneey hellaan kalsoonidda beesha kuraastaas iskalleh ayaa hadda isku garbinnaa xusul duubadna uggu jirro siddii kursiga madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle ku helli lahaayeen si taban Amma si toggan waanna xog daahsoon oo ay heshay Radiohalgan .

 

Xildhibaan horre Mohamed Hassan Qoono oo in muddo ah soo ahaa Xildhibaan Federal ah ayaa dagaal addag kalla dhaxeeyaa madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Mr Dabageed Xildhibaan Horre Mr Qoono ayaa wacad ku Marray innuu Mr Dabageed ka tuuraayo Kursiga uu ku fadhiyo wuxuunna sheegay innuu heysto lacag dhan 1.5 Million Dollars oo uggu talla gallay innuu ku soo hello Kursiga Xildhibaanimo uu soo waay hadane kulla dagaalamaayo unna istimcaali doonno lacagtaas farraha baddan siddii Yousuf ahmed Hagar Dabgeed ugga riddan lahaa Kursiga beesha Xawaadle dhaliinsantahay Murran ka badane dhaliyay wuxuunna garrab ka hellaayaa Xildhibaan horre Mr Qoono Xisbiga UPD uu hogaamiyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud aadne saaxibo u yihiin soonna wadda shaqeeyeen .

 

Musharax hore Siyaasi Abdullahi Ollow oo ah ganacsade Qurbaawi ah ayaa asigane u tafa xeytay siddii uu ugga aargoosan lahaa madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Yousuf ahmed Hagar Dabgeed asigoo ka tabanaayo dhibaatooyin baddan ugguna horeyso innuu is hortaag ku sameey doorashaddii kursiga Hope058 markii dambeetane ku guuleystay Ambassador Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe Mr Ollow ayaa waxad ku Marray innuusan nasan doonin illaa Xil-ka madaxweyne ku-xigeynka lagga tuuro Yousuf ahmed Hagar Dabgeed waxaanna garran siinaayo siyaasiyiin ladagaalsan madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Yousuf ahmed Hagar Dabgeed.

Xogtaan waxaan ka helnay illo wareedyo laggu kalsoonaan karro kunna dhow dhow labadda masuul Qoono Iyo Ollow.

Siddee u arragtaa in Kursi ku-xigeyn ah isku qabqabsaddo lacagne laggu bixiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here