Xildhibaan hore Abuukar Maxamed Guure Ayaa U hambalyeeyay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Cabdirisaaq Cumar Maxamed

260

 

Xildhibaan hore Abuukar Maxamed Guure oo ka tirsan baarlamaankii hore  Soomaaliya 18 sano ka soo Shaqeyay Wakaaladda Batroolka iyo Macdanta. Umadda Soomaaliyeed.

Mudane Abuukar Maxamed Guure ayaa u hambalyeeyay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Cabdirisaaq Cumar Maxamed

Hanbalyo xilka Allaha kugu asturo. Wasaaradda laguu magacaabay, waa mid ka mid ah wasaaraddaha

Dhanka kale Xildhibaan Abuukar Maxamed Guure ayaa uu hambalyeeyay
Xildhibaan Khadija Mohamed Diriye Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Alle hakula garabgalo Xilka culus ee laguu igmaday Insha Allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here