Jowahar(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa tibaxaya in Gudiga anshaxa Baarlamaanka Hir-Shabeelle wado in Ganax la dul dhigo Xildhibaan Aadan Cabdulle Cawaale oo ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle kadib markow Eedyay Madaxda sare Dowlad Hir-shabelle iyo qeybaha kala duwan ee Mamuulkas.

Gudiga Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa ayaa wado in ka badan 12 bilood wax kulanka Baarlamaanka iyo Mushaar lagu ganaxi doono.

Xogt eey heshay Radio Halgan Qar ka mid ah Xildhibaanada baarlamanka Hirshabelle.

Ugu dambeyntii Xildhibaan Aadan Cabdulle Cawaale ayaa ku biiray Mucaaradka Hir-Shabeelle oo Magaalada Muqdisho ku sugan.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan