Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Xiddigaha U Tartamaya Abaalmarinta FIFA Ee “The Best” Oo La Shaaciyay.
    Ciyaaraha

    Xiddigaha U Tartamaya Abaalmarinta FIFA Ee “The Best” Oo La Shaaciyay.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Weeraryahanka xulka qaranka Argentina Lionel Messi ayaa ku jira liiska musharixiinta u taagan abaal-marinta xiddiga ugu fiican ee FIFA, waxaana kula tartamaya xiddigaha Kylian Mbappe iyo Karim Benzema.

    Messi ayaa laga yaabaa inuu ku guuleysto abaalmarinta The Best ka dib markii uu Argentina ku hogaamiyay koobkoodii seddexaad ee Koobka Adduunka iyaga oo ku garaacay xulka qaranka France.

    Xidiga ku guulaystay gool dhalintii koobka adduunka ee Mbappe iyo xiddiga ku guulaystay Ballon d’Or-ka ee Benzema ayaa markii ugu horaysay u tartamaya abaalmarinta.

    Mbappe ayaa sidoo kale wacdaro ka dhigay final-kii koobka adduunka waxana uu dhaliyay 3 gool isaga oo isku qoray taariikhda.

    Inkasta oo uu dhaawac ku seegay koobkii adduunka Benzema ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo koobka champions League kula guulaystay Real Madrid.

    Xaflada abaalmarinta ayaa la qaban doonaa 27 bisha Febuary iyada oo xaflada lagu qaban doono caasimada France ee Paris

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleOleks Zinchenko Oo Caga-Juglayn U Diray Man City Ka Hor Kulankooda Arbacada.
    Next Article Akhriso:- Gabadh 17 jir ah oo uu dilay saaxiibkeed oo 50 jir ah

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    (Akhriso) Madaxweyne Deni oo ka farxiyey Maxaabiis ku xiran xabsiyada Puntland

    February 2, 2023

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 007 29ka January, 2022,…

    Daawo:- Muqaal Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo u mahadceliyay Horn foundation oo gurmad soo gaarsiiyay Agoonta gobolka Hiiraan

    February 23, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.