Xawaadle oo gallay booskii Beelaha Shanaad.

491

Beledweyne (Radio halgan) Wararka aan ka heleeyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaya in Shacabka Beelaha Xawaadle ee aad ugu Xumadeen xukumadda lasoo magacaabay Kadib Markii uu shalay Ra’isulwasare Hamsa uu u Magacaabay Beelaha Xawaadle Wasaaradda Batroolka & Macdanta oo ah wasaarad C ah horeyna ugu fadhiyeen Qabiil ka mid ah Beelaha 5aad.

 

Beelaha Xawaadle ee ku nool Dalka iyo Dibadda ayaa aad uga xumaaday Wasaaraddaan C-da ah has yeeshee Xasan Sheekh Maxamuud oo Kolkii hore Tabasho Balaran Beesh Ka qabtay ayaa hadda toos u cadeystay naceybka uu u qabo Beelaha Xawaadle kanna soo qaaday Qabiil aan waxba aheyn kanna mid ah Beelaha 5aad.

 

Wasiirka loomagacaabay Wasaaradda Petrolka Abdirazak Omar Mohamed ayaa ah shaqsi lagu qanacsaneyn kanna shaqeeya danahiisa oo keliyah wuxuunna aqbaay wasaarad aan xarun iyo xafiis toonna laheyn waanna musiibo uu gacmihiisa ugu keenay Qabiilka uu kadhahay.

 

Nabadoon Geed seexde oo lasoo xariiray Radio halgan ayaa yiri

“Xasan Sheekh Cadawaad Badan ayoow u qabaa Beelaha Xawaadle waanna xasaad Xawaadle ayoow yiri ”

 

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan Arinkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here