#Degdeg:Madaxweynihii hore ee Soomaaliya kana mid ahaa musharrixiintii ugu cadcaddaa doorashada, Sh.Shariif Sh.Axmed, ayaa loo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Dib-u-heshiisiinta Soomaalida gaar ahaanna wada-hadallada Hargeysa iyo Muqdisho – Ilo lagu kalsoonaan karo.