Xalay Ilaa dhalay 20 ayay ka Afduubteen Al-Shabaab Deegaanka Farqalaal ee hoos yimaada Degmada Halgan Gobolka Hiiraan

Halgan(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Deegaan-ka Farqalaal oo 9 KM u jiira Degmada Halgan ayaa Xalay lagga afduubtay 13 qof waxaanna afduubtay Al-shabaab halka siddoo kalle shallay isla Deegaan-ka farqalaal lagga Afduubtay 7 qof wadarta Dad-ka la’afduubtay ayaa gaaraaya 20 ruux.

Wararka ayaa sheegaya in dadkaas lo watay dhanka qoraxsinka ee Buuqda

Dhanka kale Gabi ahaanba waxa laga qaxay Deeno Jiinka wabiga Sida Buulo-burte ilaa Booco ee Gobolka Hiiraan.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan