Xaalado Adag oo dhan Noolsha ah ayaa kajiro Saameyntood ka dhalatay Abaaraha

38

Xaalado Adag oo dhan Noolsha ah ayaa Guud ahaan Dalka kajiro kuwaaso Saameyntood ka dhalatay Abaaraha Guud”

Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle Waxeey
qeyb ka tahay Dhibaatooyinkaas Ka dhashay Abaaraha waxaan jirto Xaalado Adag kadhashay kuwaaso Xiligaan u Baahaan Gargaar iyo Garabistaag.

Guddiga Abaaraha Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle ee Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe Waxaan ugu baaqaa inay tagaan Degmooyinka Hir-shabeelle Gaar ahaan Baladweyne iyo Mahadaay Gurmadyan aay La Garaan ineysan faraha ka bixin oo Geeri La soo Sheegin Xaalada waa Xun tahay dhab ahantii hadii an jawaab Dowladnimo La helin,

Sido kale Bulshada waa inay istaagan Guddi Ganacasata ahna iska dhax Magacaaban Dadkeena an wadajir ugu Adeegna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here