Wufuud ka socota dalalka Afrika iyo dalalka kale ee dunida muqsisho

125

Wufuud ka socota dalalka Afrika iyo dalalka kale ee dunida oo doonaya in ay ka qeybgalaan caleema saarka madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaraya magaaladda Mudisho ee caasimadda dalka.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ka jira saxmad xooggan oo ku aadan soo dhaweynta Wufuuda sida isdaba joogga ah usoo gaaraya Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweynayaya Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu hor kacayo wasiirka amniga XFS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here