Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle waxa ay fareysaa ganacsatada Hirshabeelle inaysan qaban karin shir aysan fasaxin Wasaaradda, cidii iskuyda inay baalmarto awaamiirtaas waxaa laga qaadi doonaa talaabo waafaqsan sharciga.