Wasiirkii Hore Cabdullaahi Godax Barre ayaa u Hambalyeeyay farxadda iyo dabbaal-degga todobaadka xorriyadda.

223

 

Xildhibaan hore Cabdullaahi Godax Barre ayaa barta Facebook ku leyahay ayow ku qoray qoraal hoose ee Hambalyada ah.

Mudane Godax ayaa yiri
Waxaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa farxadda iyo dabbaal-degga todobaadka xorriyadda.

26ka Juun, waa maalin ku weyn shacabka Soomaaliyeed, sannadkaan kiisa kale alle ha nagu wada gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here