.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin guddoomiye ku xigeenada gobolka guddoomiyaha degmada Beledweyne madaxda ka socotay degmooyin Matabaan Maxaas iyo Halgan, Farlibaax .

Shirka ayaa diiradda lagu saaray adkeyn amniga dar-dar gelinta Howlgalka Argagaxisada gobolka looga saarayo daadajinta maamulka iyo horumarinta adeegyada bulshada muhiimka u ah.

 

Share.

Leave A Reply