Wasiirka Maaliyadda Hir-Shabeelle Mohamed Dheere ayaa Xil ka qadiis ku sameeyay Mareeyahii Maaliyadda Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khalif ee Magaalada Beledweyne Cali Farxaan

373

Jowhar(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowladd Hir-Shabeelle ayaa tibaxaya in Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ugu Dr Maxamed Maxamuud Cabdulle. Xil ka qadis ku sameeyey Mareeyahii Maaliyadda Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ee Magaalada Beledweyne Mudane Cali Warsame Cabdulle oo lo garan ogyahay (Cali Farxaan)

Hase ahaate Waxa Xilkaas lomagacaabay Faarax Ahmed Xasan oo noqonayo Mareeyaha Maaliyadda Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khalif ee Magaalada Beledweyne.

Dhanka kale Kal hore ayoow Xilka ka qaday waxow u Magacaabay Guhaad Cabdulle Jiamacale Balse Waxaa ka diiday oo Gaashanka U daruuray Dr Maxamed Cabdi Waare oo Markas ahaay Madaxweynaha Hir-Shabeelle Madamo Xigto dhow ahayeen  Cali Farxaan  Sida Radio Halgan u Xaqiijiyeen xiligaas laga diiday Guhaad Cabdulle oo hadda ah Xildhibaan Golaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle hase ahaate hadda Wax difaac ah malahan mareeyaha Hadda Xilka laga qaday Cali Farxaan sida Muuqato.

Waraqad ka soo Baxay Xafiiska Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha.

Ku saxiixanayahay Wasiirka Hoos ka Aqri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here