Wasiirka Gargaarka maareynta iyo musibooyinka Hirshabelle Marwo Asha Khalif ayaa maanta Gaartay Magaalada Baydhabo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Koofur Galbeed
Ujeedka socdalka Wasiir Asha Khalif ayaa ah ka qeyb-galka Shirka Madasha Gargaarka Dalka oo Sedexdii Bilood mar la qabto.
Gogol dhiga Shirka ayaa ah Duufaanta iyo Daadadka El Nino , iyo sidii loo wajahi lahaa xaaladaha ka dhasho, isku duba ridka Gargaarka Dalka