Wasiir kuxigeenka Wasaarada beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Hir-shabelle Mudane Maxamed Bashiir qaasim #Daqare ayaa Xafiiskiisa Wasaarada Maanta kula kulmay Wafdi kasocoday Wasaaradaha Beeraha Dowlad Goboleedyada iyo Wasaarada beeraha Magaalada Caasimada Hir-shabelle ee jowhar.
Kulanka ayey Labada dhan ugu kawada hadleen Dardargalinta howlaha beeraha iyo Mashaariicaha homarineed.
Wasiir Daqare ayaa kamid ah wasiirada Hir-shabelle kuwood ugu Shaqada badan