Guddoomiyaha Cusub Degmada Halgan Yuusuf Maxamed Nuur.
Waxuu kudhashay Beledweyne sanadkiisana waa 1989 dugsigiisa dhaxe waa cumar bino qadhaab dugsi sare waa School Beledweyne oo kuyaala Beledweyne jamacadiisana Waa SIIMAD
Taqasuskiiisa waa IT information technology
Degmadda Halgan ee Gobolka Hiiraan Waa bartamaha Gobolka Hiiraan Waa Magaalada qadimi ah Taariikh Fog
Guddoomiyaha cusub ee Degmadda Halgan Yuusuf Maxamed Nuur. pic.twitter.com/9aUixHbFBd
— RADIO HALGAN (@rhalgan) January 7, 2023