HomeWararkaWasiir Al-makhzoumi iyo Safiirka Dalka Uk Michael Nithavrianakis oo yeeshay kullan mirra...

Wasiir Al-makhzoumi iyo Safiirka Dalka Uk Michael Nithavrianakis oo yeeshay kullan mirra dhan ah

Mogadishu RadioHalgan

“Waxaan maanta kulan la yeeshay safiirka dalka UK, Mudane Michael Nithavrianakis, annaga oo ka wada hadalnay xiriirka qotoda dheer ee labada dalka iyo sidii aan isaga kaashan lahayn arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada oo aan dadaal ugu jirno sidii wax looga qaban lahaa si aan uga gungaarno hadafkeenna ah SoomaaliyaCagaaran.”

Must Read

spot_img