Wariye Abdirizak Mohamed Abdulle ayaa yiri Ma ogtagay in baada Cali Jeyte dadka Beledweyne ka qaado in Nuur Dheere haben kasta laga siiyo 500$, qoraal Xasaasi ah!

56

Ma ogtagay in baada Cali Jeyte dadka Beledweyne ka qaado in Nuur Dheere hbn kasta laga siiyo 500$, masa ogtahay in hogaamiyal maleeshiyo kle aay wadada kusoo jiraan si aay kistooda u qaataan?

Ma ogtahay in lacagahaas aaysan aadin qasnada oo aay kla tuurtaan koox manaxayaal ah?

Ma ogtahay in aaysan qorneeyn shaqaale, marka laga reebo in yar oo xafiisyada ku baahan?

Mar hadii koox maafiya ah aay ku heshiiyeen in dadka baartaan, sow shacabku xaq uma lahan inaay iska dulqaadaan kuwa dhiiga ka miiranaya?

Hiiraan gurmad ayaay rabtaa.

Waxaa loo baahanyahay 50 dhalinyara ah oo halkaan kujira isuna diiwaangaliya in aay u baahanyihiin isbadal maamul.

Kaliya soo post gareeya inaad isbadal u baahantihiin.

Tijaabiya awoodiina.
Badbaadiya deegaankiina.

AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Radiohalgan.com   Radio Halgan waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada Mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here