Wareysi:- u siyay Radiohalgan.com Wasiir Ku-xigeynka beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa shacabka Deegaanka Hirshabeelle kaga digay Roobobka iyo Fatahaadaha Wabiga Shabeelle in loo diyar garoobo.
Wasiirka ayaa amray in la shaqeeyaan Hay’adda iyo xubnaha Wasaaradda” Gudoomiyeyaasha labada Gobol Ee Hiiraan iyo Sh/dhexe kana amar qatan.
Hoos ka daawo Wareysi wasiir