Wareeysi uu siyay radiohalgan.com  mid ka mid ah Qurba-joogta ka soo jeedo Gobolka Hiiraan Mudane
Khaliif Abdulle Juujuule  ayaa yiri  Reer waqooyiga markaay wareran Buurta Gacan-Libaax ayaay koraan aniga hadii aan nahay reer Beledweyne waxa kori toona Buuraha Sida Janta kundisho iyo Burqaniinyo iyo Buuraha jalee ee ku harereysan Magaaladda Beledweyne.

Dhanka kala lama nin oo ilmo adeer ah uma afduubnankaron Oo laba isbaro is garab dhigatay.

Mudane Juujuule Haween lama nin ma wada qabto! Waa in Xal loo hela Magalaada Beledweyne

Ugu Danbeentii  Mr Juujuule ayaa  baaq Ugaaska iyo Odayaasha dhaqanka Beledweyne  hadii kale Buuraha ayaan galeena

Hooe  ka dhageyso wareysiga

Share.

Leave A Reply