Hoose ka Dhageyso
Wareysi Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo ka warbixiyay Xaladda Roobabka waliba Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaaladda Beledweyne oo Xirnay Maalmihii lasoo dhaafay
Mr Sufuroow ayaa siyay BBC SOMALI Wareysi