Wareysi:-Faaqidaadda Toddobaadka: Caqabadaha dumarka Somaliland ka heysta doorashada xafiisyada sare

178

Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxaan maanta ku eegeynaa: Dood- Cilmiyeed ay Xalay VOA-du ku qabatay magaalada Hargeisa, taas oo ku saabsan caqabadaha dumarka ka heysta in loo doorto xafiisyada sare sare ee golayaasha dowladda Somaliland.

Khadar Maxamed Cakulle ayaa inoo haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here