Ciidanka xoogga dalka iyo kuwo dib u xoreynta deegaanka ayaa si buuxda Khawaarijta uga xoreeyay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, Weriye Ahmed Ali Kaahiye
ayaa ka wareystay Jeneraal Gacmodulle oo ku sugan Masagawaa.