Wareysi:- Guddoomiyaha Xisbiga Wadani oo Sheegay in Gurigiisa la Weeraray

159

Gudoomiyaha xisbiga Wadani Xirsi Xassan ayaa sheega sheegay in gurigiisa la soo weeraray, isaga oo weerarkan ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga. Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa eeddan jawaab ka bixiyay, isaga oo iska difaacay eedaha kaga yimid Guddoomiyaha Xisbiga Wadani.

Sagal Mustafe ayaa warkan ka soo dirtay Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here